Chelsea oo dalab u dirtay Alvaro Negredo.
Muqdisho--KNN--Kooxdda kubadda cagta ee Chelsea ayaa waxa ay soo bandhigtay lacago farabadan oo ay ku doonayso......
Kooxdda kubadda cagta ee Chelsea ayaa waxa ay soo bandhigtay lacago farabadan oo ay ku doonayso Ciyaariyahanka weerarka uga ciyaara kooxdda Sevilla Negredo.
Madaxdda kooxda Bluska ayaa waxa ay u soo bandhigeen kooxda Sevilla lacag gaaraysa £14M Taasoo ay ku doonayaan weerariyahan u dhashay xulka wadanka Spain ee la yiraahdo Alvaro Negredo.
The Sun ayaa maanatay oo Talaado ah waxa ay daabacaysay in kooxda Blues ay ka go'antahay sidii ay u soo xero galin lahaayeen ciyaariyahankaasi,kaasi oo ay sida ay aaminsanyihin ka caawin doona deeraraka.
Madaxda Chelsea ayaa waxa ay aaminsanyihiin in weririyahankaasi qatarta ah ay keenaan garoonka ay ku ciyaarto Chelsea si ayey yiraahdeen uu kaga garab ciyaaro saaxibadiisa sida Torres iyo Matta oo ay hal maalyad qaran u wada xirtaan.


















Mogadishu Time








