ManciniRVP ayaa ka cawiyay Man Utd hoganka Horyalka


Muqdisho--KNN--Macalinka kooxda kubadda cagta Man City Roberto Mancini ayaa waxa uu sheegay in hogaanka ay hayso kooxda..........


 

 

Macalinka kooxda kubadda cagta Man City Roberto Mancini ayaa waxa uu sheegay in hogaanka ay hayso kooxda ay xifaal tamaan ee United uu u horseeday ciyariyahanka ree Holand Robin Van Persie.

“Man waxaa caawiyaa la dhihi karaa RVP” ayaa laga soo xigtay macalinka ree talyaani.

 

Roberto ayaa waxa kaloo uu xusay in RVP qatarta kale uu leeyahay ay tahgay in uu tartan adag ugu jiro in sanadii labad uu noqdo ninka ugu gool dhalinta badan Horyaalka wadanka Ingiriiska asagoo sanadkii horay hantay abaalmarintaa.

 

Robin Van Persie. Ayaa waxza uu ka qeyb qaatay ban dhiga goolasha kulankii ay 2 waxba ay kaga adkaadeen kooxda          West Bromwich Albion oo hada horyaalka Premier League kaalinta 7aad goolkaasi oo inbadan ay ku farxeen taageerayasha United maadaaba werar lagu ahaa shabaqa United oo la doonayay in laga soo barbareeyo goolkii ay lahayd.


Community Comments
xaqiiqdii waan aamin sanahay in uu yahay Roben VanPersie Furaha Man United waxaan oran karaa R.Van Goal waa ninka gacanta u galin doona kooxda Man-u Xoryaalka ingriiska inshaa allaah wuuna ku Guulaysan doonaa inshaa allaah Gool dhalinta Horyaalka ingiriiska Cadowga Manchester United Sida Chelsea Man-City Iyo Arsenal Cagta ka hoos hana nagu dhajina Horyaalka Beerka yuusan naxanuuninee waa idin baryeenaa KKKKKKK
Posted by ismaciil Haniya on 2/6/2013 6:42:41 AM

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)