El shaarawy oo Milan qandaraska ukurdhiyay.
Millan--KNN--Ciyaariyahanka weerarka ugu ciyaara kooxda ac Milan Stephan el shaarawy ayaa qandaraaska u.........
Ciyaariyahanka weerarka ugu ciyaara kooxda ac Milan Stephan el shaarawy ayaa qandaraaska u kordhiyay kooxdiisa Milan isagoona usaxiixay ilaa 2018ka kadib dalabyo xoogan oo uu ka helayay kooxaha kadhisan qaarada Yurub.
wakiilka ciyaariyahanka oo lagumagacaabo Roberto la florio ayaa saxaafada usheegay inay iska iloobaan el shaarawy kooxaha baadigobayay waxaana uu hadalkiisa uu kudaray in uusan meelna ugu soconin garonka naadiga Milan ee san siro.
ciyaariyahankaan udhashay wadanka Italy ayaa bandhig wanaagsan kasameeyay werarka naadiga Milan isagoona kamid ah werar yahanada ey haatan heesato ac Milan kuwoda ugu wanaagsan.
info@kulmiyenews.com


















Mogadishu Time








