Roman Abramovich oo sheegay inay saddex Macalin midkooda oo keeni doono Chelsia
Mulkiilaha kooxda ciyaarta horyaalka premiership-ka ee Chelsia Roman Arkadyevich Abramovich ayaa shaaca ka qaaday in
Mulkiilaha kooxda ciyaarta horyaalka premiership-ka ee Chelsia Roman Arkadyevich Abramovich ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa ay laylin kaaran saddex macalin midood oo ay jeclaah lahaa inay haatanba uu rajaynayo inuu hogaamiyo kooxiida.
Roman Abramovich waxaa uu ku sheegay inay saddexdaasi ay kala yihiim macalinka kooxda Real Madir Jose Mourinho iyo sido kale macalinkii hore ee Real Madrid haatan layliya kooxda Malaga ee ka ciyaarta horyalka La Liga Manuel Pellagrini iyo sidoo kale macalinka Juventus Antonio Conte.
Mulkiilahan ka taajiray iibka Saliida Roman Arkadyevich Abramovich oo la hadlayay wargayska Mirror ayaa sheegay inuu ku rajo wayn yahay in saddexdaan macalin uu midkood uu ku hanwayn yahay inuu dhex keeno garoonka Stamford Bridge.


















Mogadishu Time








