Aguero Oo Rajo Ka Muujiyay Hogaamka Horyaalka England


Manchester--KNN--Ciyaaryahanka weeraka uga ciyaara Man City Sergio Aguero ayaa sheegay in



 

 

Ciyaaryahanka weeraka uga ciyaara Man City  Sergio Aguero  ayaa sheegay in ay kooxdiisu ku dagaalamayso sidii ay hogaanka horyaal Premeirship ula wareegi lahaayd.

 

 

Sergio oo waraysi siinayay Sky Sports ayaa waxaa ku adkaysatay in kooxdiisa ay hogaanka kala warego doonto Kooxda Man United oo haatan hogaanka  u haysa  horyaalka ,iyadoona  farqi ahaan labada kooxood u dhaxayso dhinco gaaraya 12 dhibcood.

 

 

Weeraryahankaan ka soo jeeda wadanka Argentina  ayaa waxaa uu tibaaxay in ciyaryahanada  Man City ay dadaal u gali doonaan sidii ay u hanan lahaayeen qaadista horyaalka Premership-ka.

 

 

 


Community Comments
watku mahat santin qabka ad nugu soo desan barnamij yada wararka sbrts iyo waxyabaha kale guul kulmiye
Posted by Maxamed cali cusman on 4/22/2013 10:14:41 AM

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)