Hogaamiyihi Al-Qaacida Ee Wadanka Maali Oo La Dilay


Bamako--KNN--Ciidamada Chad ee ku sugan wadanka maali ayaa sheegay in ciidamadooda howlgalka ka wada wadankasi Maali


 

 

 

 

Ciidamada Chad ee ku sugan wadanka maali ayaa sheegay in ciidamadooda howlgalka ka wada wadankasi Maali ay dileen Muqtar Bil Muqtaar oo ahaa hogaamiyaha jabhadaha islaamiga ee wadanka Maali.

 

Talafihsinka qaranka dalka Chad ayaa sheegay in ciidamada Chad ee ku sugan wadanka maali ay dileen hogaamiyihii Al-qaeda ee wadanka Maali.

Ma jiraan warar ka madax banaan oo xaqiijinaya dilka hogaamiyahaasi.

 


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)