Raiisal Wasaraha Israel Oo 14-MaalMood Xukuumad Cusub Ku Soo Dhisaya
tal-aviv--KNN--Raiisal wasaaraha Israel Binjamin Natanyaho ayaa
Ra’iisal wasaaraha Israel Binjamin Natanyaho ayaa loo qabtay maalmo kale oo dheaard ah oo garaya 14-maalmood si uu u soo dhiso xukuumad cusub.
Natanyahu ayaa ku guul darestay in uu 28-kii bishi febraayo uu ku soo gudbiyo golaha wasiuirtada cusub ee xakumadiisa.
Waxa laga doonaya natan yahu in 14-ka maal mod ee so socda u ku soo dhiso xukuumadisa cusub.


















Mogadishu Time








