Dagaal ka dhacay Dalka Malaysia


--KNN--Ku dhawaad 5-ruux ayaa kugeeriyootay tira intaa kabadana wey kudhaawacmeen kadib dagaal kadhacay xadka


 

 

 

 

 

Ku dhawaad 5-ruux ayaa kugeeriyootay tira intaa kabadana wey kudhaawacmeen kadib dagaal kadhacay xadka wadanka Malaysia uu lawadaago wadanka filibiin gaar ahaan magaala Sabah layiraahdo oo kutaala bariga wadanka Malaysia kaa oo udhaxeyey ciidamada amaanka wadankaasi iyo koox islaamiyiin ah.

 

Afayeen uhadlay booliska wadanka Malaysia ayaa shegay in Dadka geeriyoday ay dhamaantoodba ay ahaayeen saraakiil boolis ayadoona weerarka ay sooqaaden rag hubeysan oo lasheegay in ay gacansaar laleeyihiin Ururweynaha Al-qaacida.

 

 

Maalinimadii jimcaha ahayd ee aynu kasoo gudubnay ayaa waxaa gudaha magaaladaasi sidaan oo kale loogu dilay 12-ruux oo udhashay wadanka filibiin iyo 2-askari oo kamid ah booliska wadanka Malaysia.

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)