Shiinaha iyo maraykanka oo gudbiyay cuni qabaten ka dhan ah dowlada korea-da waqooyi


NEWYRK--KNN-- Maraykanka iyo shiinaha oo qeyb ka ah wadamada ku midaysan golaha ammaanka QM ayaa sheegay in ay


 

 

 

Maraykanka iyo shiinaha oo qeyb ka ah wadamada ku midaysan golaha ammaanka QM ayaa sheegay in ay gudbiyeen mahsruuc qabyo ah oo ku aadan cuni qabateen ka dhan ah korea-da waqooyi.

 

 

Golaha amanka ayaa waqti hore canbaareyay dowlada shuciga ah ee korea-da waqooyi oo tijaabisay hubka nukliyeerka.

 

 

Ma jiraan wax war ah oo dowlada korae-da waqooyi ay kasoo sartay arimaha ku aadan in cuni qabten looga gudbiyay golaha amanka Qm.

 

 

 

 

 


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)