Ingiriska oo Ciidamo u diraya Maali


London--KNN--Wasiirka arimaha dibadda wadanka Britain William Hey goo socdaal aan horay loosii ogeyn ku tagay


 

 

 

Wasiirka arimaha dibadda wadanka Britain William Hey goo socdaal aan horay loosii ogeyn ku tagay magaalada Bomaako ee Caasimada dalka Maali ayaa balanqaaday in dowladiisu ay askar geyn doonto Maali.

 

Sidookale xoghayaha arimaha dibadda UK ayaa tilmaamay inaysan suurtagal aheyn in France lagu fiirsado howlgalka ay ka wado gudaha dalka Maali ee ka dhanka ah Al-Qaacida islamarkaana ay ogolaasha ka heystaan midowga Yurub oo fasaxay in faragalin Milatari lagu saneeyo wadanka Maali.

 

Hadala William Heyga ayaa u muuqanaya in Ingirriska uu Milatari ahaan u hiilinayo ciidamada Maali iyo Kuwa France kasocda oo iyana 11,ki Janaury gudaha u galay wadankaas waxaana, xusuus u baahan in Al-Qaacidada ka dagalaanta dalka Maali aysan awood ahan wali jabin iyagoo ay isku kaashanayaan wadamo reer galbeed ah iyo dalal African

 

 

 

 

 


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)