R/Wasaaraha Bakistaan oo India u tagaya xalinta dhibaato labada wadan dhaxmartay


Islamabad---KNN--Isagoo magaalada Islaamabaad saxafiyiinta kula hadlaayay Raja Pervez Ashraf R/Wasaaraha Bakistaan ayuu



 

 

Isagoo magaalada Islaamabaad saxafiyiinta kula hadlaayay Raja Pervez Ashraf R/Wasaaraha Bakistaan ayuu shaaciyay inuu maalin kadib u ambabaxayo magaalada New-Delhi ee caasimada dalka India si uu madaxda dalkaas ugala hadlo in xal laga gaaro dagaalo horay u dhaxmaray ciidamada dowladda Bakistaan iyo kuwa India .

 

 

Mr Ashraf ayaa sheegay inuu la kulmayodhigiisa wadanka India Maan Muhaan Siin islamar4kaana ay qorsheynayaan sidookale in la kobciyo xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya oo mudooyinkii dambe hoos u dhacay kadib markii ay soo cusboonaadeen iska horimaadyada Ciidamada dowladaha Bakistaan iyo India ku dhaxmaray gobolka ay ku muransan yihiin ee Kashmiir.

 

 

 

 

 

 


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)