Madaxwayne Xasan "Garsoorka soomaaliya Isbadal ayaa lagu samaynaa"
DOHA--KNN--Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Xalay asagoo ku sugan Xarun daraadaas kalu
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Xalay asagoo ku sugan Xarun daraadaas kalu oo ku taala magaladda Doxa ee Dalka Qadar ayaa waxa lagu weedeenayay Su’allo ku saabsan Xaladda Somaliya waxa uuna uu si qote dheer ah kaga hadlay Xaaladda Shababaka ka dagalama Soomaaliya.
“Wiilasheena iyo Gabdhaheena Al-Shababka ah malahan Dalkale waakan Dalkooda waxaan aaminsanahay in ay heli karaan Xuquudooda Muwaadinimo waxana rajeenayaa in ay ka faa ideestaan Fursada Oo ay Bulshadooda dib ugu soo laabtaan”.
Madaxweynah ayaa sidookale kale sheegay in awood ahaan ay AShabab Burbureen oo aysan awood laheen Hada.
“Militery ahaan Al-Shabab waa ay Jabeen Waxaa soo wajahay hada Cabsi badan Gobolo badan oo ay mamuli jireen ayaanu kala wareegnay lkn Waxaa jira qataro yar yar oo ay Bulshada ku dhax hayaan inkastoo aan rajeenayo in goor dhaw aan soo Afjari Doono”.


















Mogadishu Time








