Hogaamiyihi wadanka faneswela huugo shafes oo geeriyoday


CARACAS--KNN--Madaxweynihi dalka faneswela o 58-sano jir ahaa ayaa ku geeriyooday wadankaasi kadib labo sano uu


 


 

Madaxweynihi dalka faneswela o 58-sano jir ahaa ayaa ku geeriyooday wadankaasi kadib labo sano uu la tacaalayay cudurka kansarka ah.

 

 

Madaxweyne ku xigeenka wadanka nikolas madoro ayaa sheegay isagoo shacabka wadankasi kala hadlay talafishinka qaranka wadankasi waxana uu u sheegay in shacabka wadankasi is dajiyaan ayna iska ilaaliyaan shirqoolada maraykanka uu la damacsan yahay wadankasi.

 

Meydka hugo shafes ayaa loo qaday akaadamiyada ciidamada wadankaasi ee magalada karakas ee caasimada wadankaasi.

 

 

 

 


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)