Hoos u dhac kii ugu xoogaana oo laga dareemayo sarifka lacagaha


MUQDISHO--KNN--Suuqyada magaalada Caasimada ah ee muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa hoos u dhac kii ugu


 

 

 

Suuqyada magaalada Caasimada ah ee muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa hoos u dhac kii ugu xooganaa ee soo mara haatan taasi oo waayahan danbe sarifka lacagtu uu maalin wajiyu kala duwan sii galayo.

 

Waxaana sababta ugu wayn ee inuu marba meeshii lagu ogaa  anaan maalinta danbe loogu imaan waxaana lagu sheegay inay tahay ganacsatda keenta jaadka oo sida la tilaamay ganacsatada kale ee Kenyakula balamay  in la hakiyo lacagta shilin soomaaliga ah tan doolarkana lo ohayo  ilaa inta ay dhamaanayso doorashada haatan ka socota dalkaaasi Kenya.

 

 

Mid ka mida sariflayaasha suuuqa xamar wayne ayaa sidoo kale isna qaba fikir kaasi ka duwan waxaan uu sheegay in dalka soo gashay lacago badan kuwaasi oo lagu  hayo bakhaaro badan oo ku kala yaala suuqyada muqdisho.

 

 

Waxaa maalinba maalinta ka danbaysa hoos u sii socda sarifka iyadoona sido kale maciishada la quuto ay halkeedii taagan tahay ,waxaana sida muuqata saamaynta ugu wayn ay haysataa dadka nolashoodu  ay aadka u liidato.

 

 

 

 

 

 

 


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)