Taraafikada Muqdisho oo Balaarinaya Sharciyada Kala Haga Gaadiidka


MUQDISHO--KNN--Munaasibad ay soo qaban qaabiyeen taliska ciidamada ilaalada wadoyinka ee Taraafikada una ka so


 

 

 

 

Munaasibad ay soo qaban qaabiyeen taliska ciidamada ilaalada wadoyinka ee Taraafikada una ka so qayb galay wasiirka warfaafinta isgarsiintra iyo gadiidkla xukuumadda soomaaliya ayaa maanta ka dhacaday xarunta taliska Taraafikada ee fiisha Traffico.

 

 

 

Waxaan inta badan looga hadalay dadaalka  ay sameeyaan ciidmada ilaalada wadooyinka iyadoona amaan loosoo jedeiyey halka qaarkoodna la gudoonsiyey shahodooyin ay ku muteyteen dadalakooda wasiirka ayaa ku dheeraaday amanta ciidamada ilaalada wadooyinka isagoona uga mahadceliyey sida ay u shaqeyaan.

 

 

Wasiirka warfafintaboostada  isgaarsiinta iyo gadiidka C/laahi Ciil Mooge Xirsi ayaa u sheegay taliska Tarafikada in wehelkooda koowaad ay yihiin ayna la shaqaynayaan mar walaba isagoona intaa ku daray in Tarafikada ay tahay laf -dhabar uu dal leeyahay waxa uuna xusay in 3 bilood gudoohda ay ku soo celindonan sharciyadii TarafikadIsii si loo hormariyo lana qalabeyn doono.

 

 

Taliyaha ciidmada ilada wadooyinka cali xirsi bare cali gaab aya sian uga shegay wasiirka dhibatoyin badan oo ay qabaan ciidmadasi isagon tilmamnay inuu u balan qaaday in waxbadan uu ka qaban dono  taliayah ayaa tilmamay kadib ay bateen shilal ay geystaan gadiidka sida sharci darada  loo soo raray,kaas oo la soo saaray sharci lagu xadeynayo  27 bishi la soo dhaafay dhaqan galayna 1 bishan maarso oo ah inaan dakada laga soo saari Karin gadiid si sharci daro ah u raran wax ugu baaqay ganacsatada iyo gaadiidleyda in ay ilaaliyaan sharciyadasi .

 

 

Xiliyada qaar ayaa waxaad wadooyinka magaalada muqdisho lagu arkaa gadiid ay badeecado kala duwan ugu raran yihin kuwasa oo qaarkod ku qalibmaan wadooyinka geystaana dhibaato nafeed iyo mid maal  iyadoo hada ay shaaciyeen taliska Taraafikadu in arinkaasi ay sharci ka soo saareen. 

 

 

 

 

 

 

 


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)