Yahuuda oo diiday in dawlad loo dhan yahay loo dhiso Falastiin
Telviv-KNN-Xukuumadda Yahuuda ayaa cambaareysay hishiiskii ay wada gaareen madaxda ururada ka jira Falastiin ee Xamaas iyo Fatax ee ay ku gaareen inay dawlad loo dhanyahay sameystaan.
Wasiirka ayaa sheegay inay cambaareynayaan kulanka ka dhacay magaalada Qahira ee xarunta dalka Masar ee ay yeesheen xubno ka socda labada urur ee dhulka Falastiiniiyiin ugu waa weyn ee Xamaaz iyo Fatax


















Mogadishu Time








