Ciyaaryahanka Solomon Kalou Oo Aykudagaalamayaan Kooxaha QaaraddaYurub.
London -- knn --weeraryahanka kooxda chelsea ee layiraaho solomon kalou ayaa waxaa cayrsanaya kooxha waa wayn ee yurub
Salomon Kalou waa xidig da yar oo ka soo jeeda Wadanka Ku Yaala Galbeedka Afrika eer Ivory Coast waxaana lagu wadaa Xidigaan La Qeybsday Guulaha iyo Koobabka Kooxda Chelsea ee Wadanka Ingiriiska inuu ka dhaqaajiyo Kooxdaasi Xili Ciyaaredkaan uuna u Baqoolo mid ka mida Kooxaha Xusul duubka uga Jira oo ay ka mid Yihiin Shalke04 oo ka dhlisan Jarmalka iyo Liverbool oo ka mida Naadiyada ka dhisan England ayna sanadkaan Chelsea ka qaaday Koobka FA Cupka.
Kaluou ayaa Maraya Wadadii uu Maray Saaxiibkii Drogba waxaan la filayaa inuu isaguna ka Hayaamo Kooxda Mudooyinka soo socda si uu u Beegsado Naadi Kale Maadam Kooxdu ay ka caga jiiday inay Qandaraaskii uu Kula Joogay U Kordhiyaan.
Labada Koox ee Ku Xifaaltamaya Helitaanka Ciyaaryahankaan Salomon Kalou ayaa mid aksta waxa ay qorsheyneysaa inay Ka Ciyaarsiiso Baalka Midig ee dhinac Weerarka walow Ciyaarayahnka isaga aanu wali cadeyn Kooxda uu doonayo.
Liverbool oo Bari looga Dambeeyay Horyaalak Ingiriiska ayaa dooneysa inay Baalka Midig ee weerarka ka ciyaarsiiso Salomon Kalou si uu U Buuxiyo Booskii uu Ka Howlagali Jiray Weeraryahanka Reer Hoolan ee Mudada la joogay Kooxdaasi Durk Kuyt oo isagu u Baqoolay Xaaga iyo Turkiga iyo Naadiga ee Fenerbache oo ay hore u joogeen Xidigo Caan ka ahaa Qaarada Yurub


















Mogadishu Time








