Dooraashin Masar ka socda
Cairo-KNN: Wareega labaad doorashooyinka madaxtinimada wadanka Masar ayaa maanta dalkaasui ka bilawday
Dadka dalka Masar ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta si ay u soo doortaan Madaxweynaha dalkaasi yeelanayo.
Dad ku jira safaf dhaadheer ayaa saaka lagu arkay xarumaha codka laga dhiibanayo waxaana la arkayaa ciidamo amaanka sugaya.
Musharixiinta ugu cad cad waxaa ka mid ah Max’ed Mursi oo ka tirsan xisbiga Ikhwaanul Islam iyo Axmed Shafiiq oo R/waaare ka ahaa xukuumadii Xusni Mubaarak
Maxkamada sare ee dalkaasi ayaa dhawaan ku dhawaaqday inay kala dirayso baarlamaanka wadankaasi taasi oo keentay inay dalkaasi ka dhacaan dibad baxyo rabshada wata


















Mogadishu Time








