C.Ronaldo oo Goolashii xalay Portugal sheegay inuu uhibeeyey Saaxibtiisa Irina Shayk.
Kyiv--KNN--Hogaamiyihii kooxda Qaranka Portugal C.ronaldo ayaa xalay labo gool uu ka dhaliyey xulka Hollad waxa uu sheegay in goolashaasi uhibeeyey saaxiibtiisa qaaliga ah ee Irina Shayk.
Ronaldo oo xalay xulkiisa uhorseeday guul taariikhi ah ayaa muuqaal ka tarjumaya sida uu ugu faraxsan yahay goolashaasi waxa lagu soo bandhigay wakaaladaha caalamka qaarkood isagoo waqti la qaadanaya saaxiibtisa garab fadhiyana Luis Figo ooh ore Portugal ugu soo ciyaaray.
Waxaa Ii farxad ah inaan goolashaasi dhaliyo waqti xasaasi ah oo xulkeyga ubaahnaa waxaana guushaasi ay gaareen dhamaan umadda wadaagta magaca Portugal ay ka weyn tahay hibeynta goolasha uu ugu deeqay saaxiibtiisa uu dunida ka doortay ee Irina sidaa waxa Mirror usheegay C.ronaldo.
Xasan Cabdullaahi
Qeybta Sportiga KNN
Muqdisho-Somalia
Kkk bashal cr7 nacala ku dhalaye


















Mogadishu Time








