Johan Cruyff oo Dhaliilay qaabkii ay uciyaareen Laacibiinta Holland Euro 2012


Amesterdaam--KNN--Rug cadaagii hore ee Xulka Oranjiga Johan Cruyff ayaa sheegay in dhaliil uhayo ciyaaryahanadii Holland kaga qeyb gashay Euro 2012.


Waxaa aad wax looga xumaado ah in isbadal habac ka muuqdo soo bandhigeen laacibiinta usafneyd xulka Naderland iyadoo amaan ujeediyey kaliya Nigel Djong oo dhexda ka ciyaarayey Holland.

 

Tababaraha xulka Holland Bert Van marwijk ayaa Cruyff ku tilmaamay inuu ku guuldareystay in shaqadiisa kasoo dhalaalo isagoo dhaliilay qaab ciyaareedka uu la yimid koobka Qaramada Qaarada Yurub ee Euro 2012.

 

Laacibiinta Dhamaan Fashil ayey ahaayeen ee Sumcadeena iyo Qaranimadeena Difaacayey waxaana ay mudan yihiin in tababar cusub galaan sidaa waxa de telegraaf qeybta Holland ka howlgasha Johan Gruyff.

 

Hadalkaan kasoo baxay kabtankii hore ee Xulka Holland Johan Cruyff ayaa imaanaya Xilli Naderland Habeen ka hor laga cirib tiray Ka mid ahaanshaha Koobka Qaramada Yurub markii seddex kulan ay ciyaareen laga wada adkaaday sidaana xitaa hal dhibic xitaa awoodi weysay inay koobkaan ka qaataan.

Xasan Cabdullaahi

 

 

 

Qeybta Sportiga KNN

 

 

Muqdisho-Somalia


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)