Xulka Talyaaniga oo Sida Rigoorayaasha loo tuuro soo Barta ku yiri England
Kiev--KNN--Kadib kulan xiiso badna oo ka dhacay magaalada Kiev ee dalka Ukrine fooda waxa is daray Waddamadaaaaa Talyaaniga iyo Ingiriiska.
Iyadoo labada xul ay isku jilbo murxeen ayaa hadana waxa jira 120 daqiiqo oo ay wada ciyaareen ayey kusoo dhamaaday gool la’aan 0-0 ah
Rigoorayaal gool ku laadyo la isla soo gaaray ayaa Talyaaniga waxay ku yiraahdeen England rigoorayaasha sida loo laado soo barta markii 5 penalty ay tuurteen ingiriiska labo ka mid ah ka khasaariyey Cole iyo young.
Talyaaniga iyana gool ayaa waxa khasaariyey Richardo Montelivo waxaana 4-2 kusoo baxay dalka Talyaaniga kuna gaaray Semi finalka Euro 2012.
Waddanka Talyaaniga ayaa la ciyaari doona 28 june 2012 xulka qaraka Germany waxana la saadaalin Karin kulankaasi.
Xasan Cabdullaahi
Qeybta Sportiga KNN
Muqdisho-Somalia


















Mogadishu Time








