Madaxwaynaha dalka Masar oo la dhaarinayo
Cairo--KNN--Maxkamadda sare ee dastuuriga ah ee dalka Masar ayaa maanta dhaarinaysa madaxwaynaha dadka masaarida ay doorteen ee Maxed mursi .
Maxkamadda sare ee dastuuriga ah ee dalka Masar ayaa maanta dhaarinaysa madaxwaynaha dadka masaarida ay doorteen ee Max’ed mursi .
Dhaarinta kadib ayaa madaxwaynaha dalka Masar waxaa lagu wadaa in qudbad uu u jeediyo qeybaha kala duwan ee dalka Masar kuwaas oo isugu imaanaya hoolka wayn ee jaamacadda magaalada qaahira .
Max’ed mursi oo shalay kumanaan ruux kula hadlay fagaaraha taxriir square ayaa balan qaaday in dalka iyo dadka masaarida uu ugu adeegi doono si daacadnimo ay ku jirto , isagoo sheegay inuu ilaalinayo xiriiradii Masar ay la lahayd dowladaha caalamka.


















Mogadishu Time








