QM "suurto gal maaha in afka la qabto dibad baxayaasha suudaan"


Khartoum--KNN--Haweenayda madaxda ka ah hayadda QM u qaabilsan xuquuqda aadanaha Nafi bili oo saxaafadda kula hadashay magaalada newyork ee xarunta QM ayaa sheegtay in dowladda suudaan looga baahanyahay ............


 

Haweenayda madaxda ka ah hay’adda QM u qaabilsan xuquuqda aadanaha Nafi bili oo saxaafadda kula hadashay magaalada newyork ee xarunta QM ayaa sheegtay in dowladda suudaan looga baahanyahay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u joojiso tacadiyada ka dhanka ah bini’aadinimada oo ay kula dhaqamayso baqolaalka ruux ee wada dibad baxyada ka dhanka ah dowladda suudaan.

 

Naïf bili ayaa sheegtay in ciidamada suudaan ay su xun ula dhaqmaan dadka dibad baxyada wada , iyadoo sheegtay in QM ay samayn doonto baaritaano ku aadan gabood fallada dowladda suudaan ay geesanayso waa sida ay tiri.

 

Suudaan ayaa labo todobaad ku dhow waxaa ka socda dibad bax ay dhigayaan boqolaal dhalinyaro u badan kuwaas oo doonaya in xilka uu ka dago general cumar xasan Al bashiir.oo in ka badan 23 sano ka talinayay dalka suudaan.


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)