Ji-sung Park oo ka tagay Naadiga Man United (Xagee Ku biiray?


Manchester--KNN--Ji-sung Park ayaa ku biiray kooxda QPR ee ciyarta horyalka England ee Premier Leaguega Queens Park Rangers ayaa xaqiijisay in ey la soo wareegeen xiddigan qadka dhexe ee park ji sung.



Ciyaryahankan u dhashay South Korea ayaa ugu dhaqaqay lacag dhan 2million oo bound kooxda QPR waxana labada kooxood isla garteen in uu kula biro kooxdasi.

 

 

 

Muuse Cabdi Cabdulle


Qyebta Sportiga KNN


Muqdisho-Somalia

  31Jirkaan ayaa ka mid noqonaya raga anu ilawi Karin macalin Sir Alex Ferguson kaa oo kula sugnaa ilaa 2005tii kooxda Man Utd waxana uu ka mid ahaa xiddigihii xulka la soo gaaray semi finalkii koobkii aduunka 2002. 

Park oo kula guuleystay 4 horyaalka England ah iyo hal Champion league ah kooxdiisa intii lagu guda jiray waqtigii uu kula sugnaa Old Traford  ayaa hadda go’aan ku qaatay in uu ku biro kooxda kubadda cagta ee QPR.


Community Comments
wlh kuma faraxsani inu ciyariyahankan katago m.united
Posted by ibraahim husein ahmed on 7/10/2012 2:36:48 AM

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)