Asamoah Gyan oo ka tegay sunderland una dhaqaaqay Dhinaca Imaaraatka Carabta.
UAE--KNN--Ciyariyahan Asamoah Gyan ayaa la xaqiijiyey in uu dhamanba ka tegay kooxda kubadda cagta ee Sunderland ee ciyarta hoyalka Premier Leaguega England iyo guud ahnba horyalkasi xiddigani ayaa la sheegayaa in uu si toos ugu dhaqaqay Emaratka Carabta .
Ciyariyahan Asamoah Gyan ayaa la xaqiijiyey in uu dhamanba ka tegay kooxda kubadda cagta ee Sunderland ee ciyarta hoyalka Premier Leaguega England iyo guud ahnba horyalkasi xiddigani ayaa la sheegayaa in uu si toos ugu dhaqaqay Emaratka Carabta.
26jirkan u dhashay dalka Ghana oo u saxiixay kooxda Sunderland 4sano oo heshiis ah August 2010kii ayaa waxa uu ku biiray kooxda Al.Ain kuwaa oo uu lasaxiixday hal sano in uu xirnaa maliyadda kedibna waxa hadda lasoo afjaray sanad amah ahaa kaa oo uu si toos ah ugu saxiixay koxda Al'Ain 4sano oo heshiis ah.
Kooxda Sunderland ayaa madaxdoodu xaqiijin doonan in xiddiga xulka Ghana uu toos ugu biiray kooxda Al.Ain iyo inkale sacadaha soo aadan.
Weeraryahankan ayaa waxa uu dhowaan waxa uu si amah ah ugu biiray horyalka Itisalad Pro League ee imaraatka laga ciyaaro sanadkii 2011 ee an soo dhafnay waxa ey labada nadi isla meel dhigeen in 6million oo Euro uu kula biro koxdasi ciyarta horyalka Emaratka ee Al.Ain.
Muuse Cabdi Cabdulle
Qeybta Sportiga KNN
Muqdisho-Somalia


















Mogadishu Time








