Arsenal oo qarka u saaran lawareegista Cazorla


London--KNN-Madaxda Arsenal ayaa sheegay in Czorla uu bedel u noqon karo RVP oo laga yaabo in uu ka tago Arsenal kuna biro Man Utd Juventus ama Man City.


 

Madaxda Arsenal ayaa sheegay in Czorla uu bedel u noqon karo RVP oo laga yaabo in uu ka tago Arsenal kuna biro Man Utd Juventus ama Man City.

 

Santi Cazorla ayaa lagu wadaa in uu sacadaha soo adan caafimaad u maro kooxda Arsenal xadigga kooxda rer Spain ee Malaga weerarka uga ciyaara ee Cazorla ayaa warar hadda soo baxaya waxa ey sheegayaan in uu goor dhow soo gaari doono magalada London ee ay ka dhisantahay kooxda K/cagta ee Arsenal

 

Kedib wada hadal labadas koxood ey isku afgarteen in ciyaryahankani uu 16m oo pound kula biro Arsenal ayaa waxaa arintasi ka hadlay isla xidigasi waxana uu sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu ka mid noqdo kooxda Arsenal “dhab ahan arsenal waa nadi weyn waligeyna wan ku gaminayey in an ku biro iyaga oo kale” waxaa sidasi sheegay Cazorla oo saxaafadda la hadlayey.

 

Arsenal ayaa xilli ciyareedkan la soo wareegtay ciyartoy ey ka mid yihiin  Podolski iyo weliba Oliver Groud.

 

 

 

Muuse Cabdi C/lle

Qeybta Sportiga

KNN-Muqdisho  Somalia


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)