Hugo Lloris oo shuruud ku xiray ku biiritankiisa Tottenham


Paris--KNN-Goolhayaha xulka K/cagta ee Faransiiska iyo Kooxda Lyon Hugo Lloris ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in hadii uu ku biirayo Tottenham ay lagama maarman tahay in ciyarayahanka lagu magacaabo Luka Modric uu ku biro laguna magacaabo Luc Lloris.


 

Goolhayaha xulka K/cagta ee Faransiiska iyo Kooxda Lyon Hugo Lloris ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in hadii uu ku biirayo Tottenham ay lagama maarman tahay in ciyarayahanka lagu magacaabo Luka Modric uu ku biro laguna magacaabo Luc Lloris.

 

waxa uu sheegay in hadii Tottenham bixiso lacag dhan 12m oo pound misna Lloris Real Madrid.ey fasaxdo xiddiga Modric in aney cidina ka xigin ku biirista Lloris.

 

 

Xiddiga goolhayaha ah ayaa shaciyey in Modric uu ka tago kooxdiisa in ey tahay mid dhib badaan lakin waxa uu sheegay in uu jeclan lahaa in xidigasi layska fasaxo wakiilka ciyaryahanka oo ah abaha dhalay Lloris

 

 

Wan hubaa in Hugo uu ku biirayo Tottenham hadii Modric u dhaqaaqo Real Madrid waxa sidaasi sheegay wakiilkisa Luc Lloris

 

Muuse Cabdi C/lle

 

Qeybta Sprtiga KNN

 

Muqdisho-Somalia


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)