Ciyariyahanka C.Ronaldo oo caruurta somaliyeed ugu deeqay lacag dhan 30million


Madrid--KNN--Ciyaryahan C.Ronaldo oo ka mid ah ciyartoyda dunida kubadda cagta ugu magaca dheer xilligan ayaa waxa uu dhaqaale ugu deeqay caruurta Somaliyeed eek u jira xeryaha qoxootiga ee Dalka Kenya waxana ciyaryahankani ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ee ka dhasan dalka Spain isla markaana u dhashay Wadanka Portugal uu shaaca ka qaaday in 30million oo yuuro uu ku deeqay.



Ciyaryahan C.Ronaldo oo ka mid ah ciyartoyda dunida kubadda cagta ugu magaca dheer xilligan ayaa waxa uu dhaqaale ugu deeqay caruurta Somaliyeed eek u jira xeryaha qoxootiga ee Dalka Kenya waxana ciyaryahankani ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ee ka dhasan dalka Spain isla markaana u dhashay Wadanka Portugal uu shaaca ka qaaday in 30million oo yuuro uu ku deeqay.

 kedib markii uu arkay codsi hey’adda bad baadinta caruurta ee “Save the Children” ay ku dalbaneyso lacago wax looga qabanayo xaladda caruurta ku dhaqan Gobolka Geeska Afrika.

Ciyaryahanka ayaa sidoo kale sheegay in saameyn ad u weyn ay ku yeelatay hadalka hey’adu ay ku dalbaneyso qarash lagu badbaadiyo caruur badan oo la il daran xaalad Nololeed oo la soo deristay  isla markaana uu bilaabay in uu dhaqaale ugu uruuriyo boggiisa Facebook uu ku leeyahay xidigasi

Muuqaal Video ah oo xiddigani uu sii daayay ayaa waxa soo badhigay Tvga Afka carabiga ku hadla ee Al-Carabiya waxaa uu ku sheegay in ey ku qaadatay uruurinta lacagtani muddo labo todobaad ah “saameeynta koobaad ee ay igu yeelatay arintani waa in an mar qura maqlay caruur ayaa il daran isla markaana u baahan kaalmo deg deg ah si ey u badbaadaan.

“Saameynta kalena waxa ey noqoneysa in an tageero heesta “Hide Tide or Low Tide” oo uu ku luuqeeyo fanaanka Rer Jamaica ee Bob Marley Micnaheeduna yahan “hir ama mowjad yar iyo mid weynba dhinacada ayan ahay” taa oo ku caanbaxday Ololihii Gurmadka Abaaraha ee Sanadkii hore ku dhuftay Somaaliya.

Mana aha Taageeradii ugu horeysay ee Ciyaryahankani uu siiyo dad Islam ah oo waxa uu lacago siiyay Dadka Rer Falastiin sanadii 2008dii Markii uu ku guuleystay Laacibka Adduunka.

 

Muuse Cabdi C/lle

 

Qeybta Sportiga KNN

 

Muqdisho-Somalia


Community Comments
Aad ayan ugu farxay kalmda Slamka uu sinayo waxa allah ugu baryaynaa in uu soo hanuniyo diinta Slamka qaato aamiin.
Posted by Rooble on 8/18/2012 4:15:40 AM
Aad ayaan ugu farxay tageyraha ow ka geystay ta,ku leynta caruurta somali yeyd waxa leyahay waad mahad san
Posted by Aaroow yare on 10/7/2012 2:50:51 PM
Waxan allah oo gabaryeyna inuu illaheyso hanuniyo dinta islamka kusobiro
Posted by on 4/15/2013 11:46:22 PM

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)