Dhaqan ka cusub oo ku soo biiraya dagaalada Soomaaliya


Muqdisho-KNN-Tira badnida dagaalada soomaaliya oo leh wijiyo kala duwan ayaa waxa ay abuureen habab cusub oo dagaal kuwaasi oo lagu dhax adeesado fagaarayaasha dagaalada kuwaasoo qaarkood.


Sawirkaan aad aragtaan waa mid laga soo qaaday qaar kamid ciidamada jabhada ssc oo maaalmo kahor dagaalka ku qaaday degaanka kalshaale sida aad aragtaanna ciidamadan waxa ay gaadiid ahaan u adeegsanayaan ratti lagu xiray qori dhashiike ah oo ay kyla dagaalamayaan taangiyada ciidamada soomaaliland. 

Sida aan lawada socono dadka soomaaliyeed waxa ay leeyihiin dhaqamo dagaal oo intooda badan lamid dhaqamada dagaal ee dunida walow sanadihii danbe lajebiyay xeerar ay soomaalida dhowri jirtay sida xeerka birimageedada oo hadda xiliyada dagaalada ay dhacayaan kala sooc la.aan dadka noocwaliba oo ay yihiin loo dhibaateeyo. 

Sida aad lawada socotaan Waxa maalmo kahor Dagaalo culus  ay kadheceen degaanka kalshaale oo hoostaga degmada buuhoodle halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada soomaaaliland iyo maleeshiyo u badan dadka degaanka oo ay taageerayaan jabhada ssc.

Arinta layaabka leh ayaa  waxa  ay ahayd  in dagaalkaasi loo adeegsaday hub nooc waliba oo ay kujiraan taangiyo gawaarida gaashaaman iyo hub calculus oo intooda badan ay adeegsanayeen ciidamada melleteriga ee maamulka soomaaliland.

Ciidamada jabhada ssc ayaa dhankooda dagaalkaaaasi u adeegsaday hub u badan kuwa fudud waxana layaab ahaa in ay gawaari ahaan u adeegsadeen ratti lagu xiray qoryaha culculus.

Sida aan lawada socono Soomaalida  reer guuraaga ah ay awrta u adeegsanjirtay gaadiid ay adeegsadaan.

 

info@Kulmiyenews.com


Community Comments
ghfdhfdh
Posted by dfgse on 4/19/2011 1:05:56 PM
kkkkkkkkkkkkkkkkkk nin aduun joogoow maxaa arakti kuu laaban
Posted by saciido on 7/10/2011 2:59:15 PM
Aniga waxan qabaa somaliya markan waxa u dhiman majiro o ku aadan hormarka dagaalka runti waxan mudan nahay inay caalamka nagu daysadan sida dowladaha waweyn
Posted by xasan sh maxamed on 8/21/2011 4:14:22 AM
Waxan leyahay ssc wey saxantahay maxayelay somaliand waxey ka go een somaliya dadka buhoodlena waxey rabaan midnimada waa arinsax ah
Posted by Cabdi on 10/3/2011 6:35:17 AM
Waan uhanbayey nayaa idaacada kul miye wadhageeste idagala socdo internetka ookusugan b/weyn hiiran : mopile:0615508257
Posted by CABDULAHI YARE on 8/13/2011 11:52:17 PM
K k k k k k k k k k wlh walayab hata xayawanjii dagal labarayo somali wax udhiman majiro wlh
Posted by Xamdi m/cali on 10/18/2011 6:44:29 PM
KKKKKKKKKKK WAA ARIN CAJIIB AH LAAKIIN QORIGA SAARAN RATIGA YAA RIDAYA , TEEDA KALE HADII RATIGU DHAAWACMO SEE LAYEELAYAA QORIGA YAA QAADAYA WAA ARIN U BAAHAN JAWAAB??????????!!!!!!!!!!
Posted by Maxamed Cabdi Caalin on 10/25/2011 4:57:40 AM
Kx kx waxan dhihi lahay waa arin lagu farxo wadankena mar hore aya la iibsaday wax u dhiman ma jiran inta dhiman hala dhamestiro
Posted by Nasiin on 12/16/2011 12:48:46 AM
Kkkkkk yaab.com wlh
Posted by Muxsin on 2/26/2012 4:13:15 AM
digniin waxan ka digeyna saxafada iney qorto wax eysan xog ogal u aheyn ama xaqiidisa eysan heynin hadii adnan arintan aqoon u laheyn an idiin shego nucaan ad arkeysan waxa adegsaday jabhada janjuwilka ee sudan waxuuna ahay sawiradan 2007 iyo wixii kasii horeyay hadad doneysan xaqiiqdeda wadso bari kartan lkn aniga waxaan ka firsaday tv calamiga ah ee FOX NEWS 2007 koley kahorna wey jirtay oo marki ugu horeysay mahan sawirkana google aya malaha laga soo helay marka arintan yan umada lagu jah wareerin
Posted by dacad on 3/27/2012 1:01:05 PM
waryaan dadka been loosheegin sawirka waa layska soosaaray meesha laakiin maaha mid la isticmaalay ilaa iyo kadib markii ssdfee uu hogaaminaayey abdullahi yusuf
Posted by duulaaye on 5/26/2012 4:15:03 AM
kkk sxb waa arin cajiib ah lakin waxaa is weydiin mudan Geela Ma ar ga gaxaayo miyaa??????
Posted by daahir on 7/15/2012 11:35:12 AM
Wa waxlalayabo in xoolaha lagu xirto qoryo culus balse waxan dhihilaha waxa ugeysay duruuf by kulmiye
Posted by Saalax dacad on 5/14/2013 11:37:19 PM
waa yab wax yabaha qaar in horu mar lago tilmama mahaa waa wax laga xumado aloow dowlad qeyr qabta inoo dhali amin amnin inta baa oga baxaya
Posted by maryama on 5/22/2013 11:03:50 AM

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)