Geraad oo dalbaday In Garagger uu san Ciyaraha ka fariisan.


Muqdisho--KNN--Ciyaariyahanka qadka dhexe uga ciyaara kooxda Liverpool steven Gerrard ..............


 

 

Ciyaariyahanka qadka dhexe uga ciyaara kooxda Liverpool steven Gerrard ayaa sheegay in uu kacodsanaayo masuuliyiinta kooxda Liverpool  in ey kufara adeegaan  eyna ka ogolaan in uu fariisto ciyaariyahanka daafaca uga ciyaara kooxdiisa Jamie carragher ilaa iyo xiliciyaareedka dambe captan g oo lahadlayay sky sport ayaa hadalkiisa kudaray carrageher oo kale ma ahan in oo kafariisto anfeld .

 

 

Gerrad ayaa waxa uu ku qoray bogiisa Tewetterka in aad ugu kal soon yahay Ciyaariyahanka Dafaca ugu ciyara Xulka England iyo kooxda uu Kabtanka uu uyahay ee Liverpool Karagger qaab ciyeereedliisa.

 

 

Kooxda Liverpool ayaa waxa ay soo bandhigtay ciyaarihii ugu danbeeyay Qaab ciyaareed aad u wanaagsan ka dib barbaradii ay Man City kula galeen garoonka Etihad.


Community Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)