Arjen Robben oo Aabahiis sheegay in Wiilkiisa sii joogi doono Bayern Munich
Amesterdam--KNN--Xidigga garabka kaga ciyaara xulka Holland iyo Kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa shaaca ka qaaday in qoyskiisa kula taliyeen sii joogitaanka Horyaalka Bundusliga Germany.
Aabaha Dhalay Robben oo lagu magacaabo Hans Robben ayaa usheegay Majalada Sport-Bild in Wiilkiisa uu jecel yahay inuu siijoogo naadiga Bayern ee dalka Jarmalka.
Laacibka Weerarka Bidix ka ciyaara ayaa niyad jab ka muujiyey kasii ciyaaritaanka garoonka alliance arena ee Bavarianku ku ciyaaraan kaasi oo kadambeysay rigooradii uu ka khasaariyey Kooxda Bayern kulankii 19 may 2012 final Champions league la ciyaareen
Xidigihii hore ee naadiyada
Xasan Cabdullaahi
Qeybta Sportiga KNN
Muqdisho-Somalia


















Mogadishu Time








